Illintir
Illintir
  • Видео 3 259
  • Просмотров 67 525 769

Видео

Sucdi waa 18 Jir ku nool Muqdisho Waalidkeed ayay raadinaysa nolosheedana ma arag Hooyo iyo...
Просмотров 7 тыс.2 часа назад
#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan
Muqdisho waa Quus wiilkeedii la toogtay maydkiisiina lacag ayaa loo qabsaday ax ax
Просмотров 2 тыс.2 часа назад
#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan
Faquuq & bahdilaad 30 sano kadib ayay ogaatay in aysan dhalin reerka ay la noshahay oo ka watay g
Просмотров 20 тыс.4 часа назад
#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan
Faadumo “Reerkii dhamaa waa dhamaaday tol la’aan ayaa na haysee noo imaada” ayay tiri
Просмотров 19 тыс.7 часов назад
#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan
Sidee ayuu ku guursaday hadii uusanba aqoon Abaheed iyo Walaalkeed gabadha caruurta u dhashay
Просмотров 6 тыс.7 часов назад
#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan
Wiilkan dhalinyardii lala wayay tacsi ayaa loo dhigay laakiin isaga wali waxa raadinayso gabar w…
Просмотров 3,9 тыс.9 часов назад
#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan
Markii uu waayay dadkiisa ayuu iska dhaqaaqay dibna looma arag wiilkan laakiin walaashiis ayaa hada
Просмотров 3,1 тыс.9 часов назад
#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan
Wiil dhan isaga ayay ka dhashay dhex ayuna uga dhuuntay markii ay dartii u safartay
Просмотров 9 тыс.12 часов назад
#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan
Waraysiga Qisada Maal qabeenkii Shalay ee Maanta Dawarsanayo iyo Hantidiisa Waxa ku dhacay waa tusaa
Просмотров 13 тыс.14 часов назад
#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan
Uur ku taalo ayay ku noqotay maqnaantiisa ilaa ayadoo xanuunsan ay timaado Baafinta lakiin..
Просмотров 2,7 тыс.14 часов назад
#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan
Wiil kisa oo 12 jir ah ayu waayay 14 jir isaga oo ah oo qoray iyo rasaas wato ayuu arkay lakiin maxa
Просмотров 12 тыс.16 часов назад
#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan
Mid ka mid dhalinyaradii caanka ka aha marko oo loo waayay si yaable iyo hooyadii sheegtay qatarta..
Просмотров 3,5 тыс.16 часов назад
#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan
Hooyo Fadumo gabadhi beera faloowga ku korisay nin ayay ka raacday carurna wey uga tagtay lama soo h
Просмотров 6 тыс.19 часов назад
#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan
Waxa ka baqaa in dartood noola cadaabo! faan aya lacag ku dirna carurtana halistaa ayay ku jiraan
Просмотров 4,6 тыс.19 часов назад
#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan
Ikraan waxay ceshan wayday ilmada ilaa ay raadintiisa u timaado illintir laakiin meelna kuma oga ila
Просмотров 11 тыс.21 час назад
Ikraan waxay ceshan wayday ilmada ilaa ay raadintiisa u timaado illintir laakiin meelna kuma oga ila
ilmadda ayay ceshan wayday Waalidkaa oo aadan meel ku ogeen waa xanuun ax ax ax
Просмотров 7 тыс.День назад
ilmadda ayay ceshan wayday Waalidkaa oo aadan meel ku ogeen waa xanuun ax ax ax
Waalidka hadalkiisa oo ladiido ayaa halistaan galiyay ilaa lagu waayo nolosha hooyo kama quusan ax
Просмотров 8 тыс.День назад
Waalidka hadalkiisa oo ladiido ayaa halistaan galiyay ilaa lagu waayo nolosha hooyo kama quusan ax
24 Jirkii 7 hablood guursaday ee la toogtay oo la raadinayo gabaru dhalay oo hoyadeed la aqoon Qiso
Просмотров 21 тыс.День назад
24 Jirkii 7 hablood guursaday ee la toogtay oo la raadinayo gabaru dhalay oo hoyadeed la aqoon Qiso
Mid ka mida gabdhaha caan ka ah Tik tok ayaa sheegtay in ay 6 bilood la seexanaysay wiil caan ah si
Просмотров 29 тыс.День назад
Mid ka mida gabdhaha caan ka ah Tik tok ayaa sheegtay in ay 6 bilood la seexanaysay wiil caan ah si
Dhimasho ayaa lagu xisaabiyay oo tacsi ayaa loo dhigay laakiin ma dhiman hada ayay hooyo ogaatay in.
Просмотров 6 тыс.14 дней назад
Dhimasho ayaa lagu xisaabiyay oo tacsi ayaa loo dhigay laakiin ma dhiman hada ayay hooyo ogaatay in.
Naag uu Jeclaa aya 15 sano kahor Afgooyo geeysay Balcad ayu la dagay dibna looma arag waxa ay ku sam
Просмотров 11 тыс.14 дней назад
Naag uu Jeclaa aya 15 sano kahor Afgooyo geeysay Balcad ayu la dagay dibna looma arag waxa ay ku sam
Wiilkaagii oo ku dhawaad 20 sano aan kula soo hadlin waa xanuun badan tahay ax ax ax
Просмотров 2,4 тыс.14 дней назад
Wiilkaagii oo ku dhawaad 20 sano aan kula soo hadlin waa xanuun badan tahay ax ax ax
Magafihii Somaliya Tuugii dadka xanunsan lacagaha ka dhici jiray iyo kuwa baafinta oo la aqoonsaday
Просмотров 12 тыс.14 дней назад
Magafihii Somaliya Tuugii dadka xanunsan lacagaha ka dhici jiray iyo kuwa baafinta oo la aqoonsaday
Muqdisho waxa ku dhex maqan wiilkan 22 jirka ah oo lagu tuhunsan yahay in uu ku...
Просмотров 3,1 тыс.14 дней назад
Muqdisho waxa ku dhex maqan wiilkan 22 jirka ah oo lagu tuhunsan yahay in uu ku...
15 sano kadib ayay muqaal ka dhex arkeen gabadhodii oo nool waxana xanuun badan in ay aaminsanayeen
Просмотров 14 тыс.14 дней назад
15 sano kadib ayay muqaal ka dhex arkeen gabadhodii oo nool waxana xanuun badan in ay aaminsanayeen
Hooyo ma dadaal yareen laakiin wadnaha ayaa daloolsamay naxdin waynaa ax ax ax
Просмотров 2,6 тыс.14 дней назад
Hooyo ma dadaal yareen laakiin wadnaha ayaa daloolsamay naxdin waynaa ax ax ax
Dag Dag Ninkan meeshii aad ku aragto ku qabo waana lagu abaal marinayaa waxa uu kasoo baxsaday...
Просмотров 6 тыс.14 дней назад
Dag Dag Ninkan meeshii aad ku aragto ku qabo waana lagu abaal marinayaa waxa uu kasoo baxsaday...
Dhibka gaaray waxa u dhiban isaga iyo caruurtiisa subxaanalaah
Просмотров 2,4 тыс.14 дней назад
Dhibka gaaray waxa u dhiban isaga iyo caruurtiisa subxaanalaah
Muqdisho waxay u timid geeri iyo nolol sidii ay ku heli laheed aqbaarkiisa laakiin waxaa yaab leh in
Просмотров 12 тыс.14 дней назад
Muqdisho waxay u timid geeri iyo nolol sidii ay ku heli laheed aqbaarkiisa laakiin waxaa yaab leh in

Комментарии

  • @farahmohamud138
    @farahmohamud138 24 минуты назад

    ILAAH waxaan ka baryayaa in uu hoyadaa kuu fududeyo helideeda. Aamiin Aamiin Aamiin

  • @Faaduma2
    @Faaduma2 25 минут назад

    Masaajid udhus uniyeyso Intii uu yaqaana hasiiyo

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 Час назад

    Illaahay ha kuu soo dhaweeyo hooyadaa Macaan amiiin amiiin yaarabi

  • @aluul6875
    @aluul6875 Час назад

    Mamo kenya kudhimatay ayaa lagu sheegtay lacag hal malyan aniga ayaane kabixiyey waa ninkeyga eedadiisa wax oowlaad aay dhashay aduunka uma joogaan ee dagaaladii ayaa hoobiye kudhacay kule wey dhinteen. Markay geeriyotay gurigeeda waa laboobay waxii alaab taalay xitaa dhar guriga xitaa jingado kuwareegsanaa waxbay foqsadeen waxa saa sameeyey waa dad iyada zaaid ucaawin jirtay.xaajigeyga dadkii ayuu xirxiray waxii aay boobeene badankoot waa laga so celiyey ileene aniga qurbaha ayaan joogaa lakin ninkeyga ayaa wadanka joogay asne marka aay geeriyoneysay nairobi ayuu soo jiray marxumada lacagaha lagu sheegtay waxne run bey ahaayeen waxne been dadka lacagaha kusheegtay qaar kamit ah iyaga iyo ilmahooda cudur baa kudhacay.

  • @ShegyNike-e4d
    @ShegyNike-e4d 2 часа назад

    Gabadhaas talo waxaan kusiinaa iney ilmaha aabahood fara kadaarto

  • @nimosheikadan2044
    @nimosheikadan2044 2 часа назад

    Mamo ilahay ha ku so dhaweyo rerkina

  • @sahromohafarah2576
    @sahromohafarah2576 3 часа назад

    Masha Allaah tabarakalah ilaahay camriga iyo cafimadka iyo cibadada hakubarakeyo edo macan oo rabi hakusahlo ehelka ad radineyso

  • @RahmaHoussein-r2p
    @RahmaHoussein-r2p 3 часа назад

    Mash allah habibi ilove you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤habibi AR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤habibi

  • @ahmedroble219
    @ahmedroble219 3 часа назад

    Allah ha siqiro waa muddo fog Allah ha sahlo insha Allah

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 4 часа назад

    Walaashay allaah hakula kulmiyo bi idmillaah

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 5 часов назад

    Allaha u sahlo waalidkeeda waa qiso xanuun badan

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 5 часов назад

    ALLE HAKU SAHLO HOOYADAA OO NABAD QABTA

  • @messil8080
    @messil8080 7 часов назад

    illaahay ha soo sahlo hooyo qaali

  • @WadaniYare-p3m
    @WadaniYare-p3m 7 часов назад

    ❤ilaahey hausahlo amiin amin amiin❤😂😢😮😅😊

  • @user-sr3dj8oc2v
    @user-sr3dj8oc2v 8 часов назад

    Alle faraj dag dag ah ha usahlo

  • @user-vs6gh7mc9r
    @user-vs6gh7mc9r 8 часов назад

    Allaha u sahlo cida ka maqan gabadha.insha,allaah.

  • @nuuhimanomar7890
    @nuuhimanomar7890 8 часов назад

    Allah hakuu sahlo

  • @ladanabdalla8907
    @ladanabdalla8907 9 часов назад

    Alle hakuu sahlo

  • @ladanabdalla8907
    @ladanabdalla8907 9 часов назад

    Alle ha kuu sahlo hooyo

  • @s0p-s3i
    @s0p-s3i 9 часов назад

    Amiin aamiin

  • @s0p-s3i
    @s0p-s3i 9 часов назад

    Illaah ha ku sahloo

  • @CeydiidXaaji
    @CeydiidXaaji 10 часов назад

    Insha Allah waad heleysaa

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 11 часов назад

    Somalaay inaantaa haloo gurmado aduunyadu waa imtixaane

  • @ju4965
    @ju4965 11 часов назад

    ilaahay ha usoosahlo hooyo macaan

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 11 часов назад

    Illaahow usoo dhawee Ameen Ameen yaa rabbi

  • @maxamedaxmed2616
    @maxamedaxmed2616 14 часов назад

    Rabi hau sahlo hoyadeed gabadhdan yar

  • @khadiijajaamac9319
    @khadiijajaamac9319 14 часов назад

    لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 16 часов назад

    DUMAROW DHIBKA DAAYA O XOLI NIHINA XAFITA SI AYSAN CARURTA TAN UGU DHICIN!!!

  • @alimohamed6918
    @alimohamed6918 17 часов назад

    Allaaween oo gargaarleh

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 18 часов назад

    Ciyaal seembari ciyaal xamar, Daarood iyo Hawiyeha wa isugu mid, Darod waye Hooyadey #Marexan eyba tagan tahay 😮

  • @roodaismai-dm8kb
    @roodaismai-dm8kb 18 часов назад

    Allaha kuu soo fududeyo abayo walalkaa

  • @roodaismai-dm8kb
    @roodaismai-dm8kb 18 часов назад

    Allaha kuu sahlo walal hooyo

  • @Abdulqadir-nq6ny
    @Abdulqadir-nq6ny 18 часов назад

    Illaahay dadkeeda halakulmiyo walaasheen

  • @Abdulqadir-nq6ny
    @Abdulqadir-nq6ny 18 часов назад

    Subxaana llaah somalidu wey dhib badan yihiin illaahow faquuqa iyo qabyaalada naga dhex saar waa arin murugo badan in qof haweena oo aan cidna kutiirsaneni ay kunoo laato somaliya ama muqdishaba waa hooyo haysata caruur yar yar oo iyguna gabdhaa cidina garab taagneyn sad iyada qax u ah iyo kuwa caruurta wax u ah intaba

  • @ahmedali2382
    @ahmedali2382 20 часов назад

    C/casiis waad mahadsantahay wll lkn su'aalaha qaar ka daa waa gabar walaasheen ah oo dhibaateysan mahasanid

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 20 часов назад

    Soomaali waxaa asaagood ka reeba akhiro iyo aduunba waa yaa tahay.Wadankii, dhaqankiiba , iyo dadnimadiiba waa isla dhinteen.

  • @ahmedali2382
    @ahmedali2382 20 часов назад

    ALLOW u sahal waalidiinteeda

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi 20 часов назад

    Calool adagaa hooyadaa intey ilmo dhashay taktey

  • @WadaniYare-p3m
    @WadaniYare-p3m 20 часов назад

    Alow ilaahey usahal waalidkeeda amiin amiin amiin amiin❤😂😮😊😊 yaarabi

  • @roodaismai-dm8kb
    @roodaismai-dm8kb 20 часов назад

    Allaha kuu sahlo hooyo wd heleylaa insha Allah

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 21 час назад

    Ya raaaaabi adiga awoda iska leh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umasihaam693
    @umasihaam693 21 час назад

    Please please iso jawb 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @umasihaam693
    @umasihaam693 21 час назад

    Please please ijwb abowe anaga gabar naga maqanthy qixi siyada bare aya naga lunte wllhi please please

  • @roodaismai-dm8kb
    @roodaismai-dm8kb 21 час назад

    Allaha usahlo walidiinteda 😢😢😢😢wlhi waa xanuun

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 21 час назад

    Alle ha gargaaro wl waxaan ku talin lahaa in gabadhaa loo gurmado haddii in uun muslimo jirto!!!.

  • @ashawooo
    @ashawooo 22 часа назад

    Mamma illahaya ha ku sahalo Hooyo macan rabi ha ku soo ifatimaya inshallaha faraxda waye ku dabesa illahaya ha ku sahalo rabi inta kala maqana ha isku kena illahaya ha ku dhafa ayeyo macan

  • @imthehero76
    @imthehero76 22 часа назад

    Waxaasaa muslimiin waaye lagu lee yahay

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed1706 22 часа назад

    Gabadha labo mid hasamayso mida koobood ninka ilmaha ayudhashay haku laabato caruurtaas aabohood cid ooga fiican ugayn mayso mida labad hadii aysan rabin inay kulaabato biilkiina laga goosanayo ha isku daydo inay shaqaysato oy ubadkeeda kufilaato markaas kadibna ay guursado hadii alle u qadaro hadii aysan midna awoodin caruurta aabohood hasiiso ayaduna meeshay rabto haka baxdo

  • @maryamawil9305
    @maryamawil9305 22 часа назад

    Ax sorry abayo ilahay family kaga hakuso sahlo 😢😢😢

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed1706 23 часа назад

    Subxaan Allah waxaan odaygaas kula talinlahaa inta uu umalaynayo ee ugu badan dadkii dhintay ha usadaqeeyo masaajida iyo ceelasha biyaha ha oogu darro sadaqo hana dhoho illahayoow midwalba xaqa uu igu leeyahay adigaa garanaya ee uqaybi hana wado sadaqada inta ay riyooyinkaasu ka istaagayaan waayo inta ay riyadu socoto wali waxay ka dhigantahay wali xaqbaa lagugu leeyahay illahayna ha utoobad keen insha allah waad caafimaadi